Chelsea iyo Man United oo 3-3 ku kala tagay

| Ciyaar la yaab leh oo ka dhacday garoonka Stamford Bridge ayaa waxa ay ku dhamaatay barbaro 3-3 ah oo isku…

Arsenal oo Xasuuqday Blackburn Rovers

| Kooxda Arsenal ayaa niyad xumadii ay ka qaaday afartii kulan ee ugu danbeysay Premier League waxa ay kaga jawaabtay in…

United oo hoggaanka la qabatay City

| Kooxda kubbadda cagta Manchester United ayaa hoggaanka tartanka Premier League-ga la qabatay kooxda Manchester City kaddib markii United ay badisay,…

Bahda Xogsheeg oo Murug iyo Farxadba Maanta xusaya !!!

| Maanta oo kale 7-dii June sanadkii 2008-da waa maalintii hawada la soo galiyay magaca Shabakadda Xogsheeg ee www.xogsheeg.com, waxaana laga joogaa muddo saddax sano ah. Waxay aheyd maalin farxad iyo murugo isugu jirta Bahdii aas aastay Shabakadda Xogsheeg, waxaa maalintaasi mar wada kulmay geeridii Wariye…

Mareykan ku hadlaya Af-somali+Daawo

| Johannesburg - Daniel K. Thamson, oo Soomaaliduna ay ugu yeeraan “Cadaawe” ayaa ayaa si fudud ugu hadlaya luqadda afka Soomaaliga. Mr. Daniel  waa arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka South Afrika, waxaa la kulmay oo wareysi la yeeshay wariye Mahad Istiila Halkaan hoose ka daawo Wareysiga…

Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?.

| Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta 1- aad           Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd 04 March 2006, taariikhdaas oo ahayd 13 beri ka dib…

LG oo ku qasaartay sandkii tagay Taleefannadeedii ay suuq geysay.

| Amsterdam - Shirkadda LG ee soo saarta Qalabka Elektaroonigga ayaa rubac milyuun hoos u dhac waxa uu ku yimid taleefannadeeda ay dunida u iib geyso. LG Corp ayaa ah Shirkadda labaad ee ugu weyn Shirkadaha laga leeyahay wadanka Koonfur Kuuriya marka laga soo tago Samsung…

Mareykan ku hadlaya Af-somali+Daawo

| Johannesburg - Daniel K. Thamson, oo Soomaaliduna ay ugu yeeraan “Cadaawe” ayaa ayaa si fudud ugu hadlaya luqadda afka Soomaaliga. Mr. Daniel  waa arday Mareykan ah oo wax ka barta dalka South Afrika, waxaa la kulmay oo wareysi la yeeshay wariye Mahad Istiila Halkaan hoose ka daawo Wareysiga…