Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku baaqay in dib u heshiisiin la sameeyo si looga hortago falalka amaandari

July 14, 2013 5:13 am375 commentsViews: 24

Daahir xaaji boqore oo kamid ah aqoon yahanad soomaaliyed oo lahadlay warbaahinta  ayaa wuxuu ka warbixiyay  arimo dhowr aha kuwaasi oo ku aadan sidii loo heshiisiin lahaa beelaha Soomaaliyeed ee dirirta ka dhaxeyso.

Waxa uu sheegay in dowlada soomaaliya ay waajib ku tahy inay isu soo dhaweyso soomalida si ay meesha uga baxaan dad sida uu sheegay ka faa iideesta kala qoqobnaanta umada soomaaliyeed.

Dhinaca kale Daahir xaaji boqore ayaa ka hadlay  arimaha jubooyinka iyo ciidanka Kenya, waxa uu sheegay in dowlada Kenya looga baahan yahay in aaney karaamada iska qadin arimaha soomaalida dhaxdeeda ahna ay dhex dhexaad kanoqoto,,

Boqore ayaa intaa raaciyay in dowlada hada ay la gudboon tahy inkenya ay usheegto inay dalka ka baxdo xuduudaha dalkana ay ciidan dhigto si ay uga hortagaan wax walbo oo dhibaatooyin xaga amniga ah keeni kara,,,,

 

Leave a Reply


Trackbacks