Home » Entries posted by saadaam

Al Shabaab: Faransiiska Weli Waan ka Heynaa Maxbuuskii waana Bad-qabaa.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

ْْْXarakada Al Shabaab ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysnaa oo ay ciidanka Faransiiska xalay ku qaadeen magaalo dhacda Konfurta Somaaliya. Bayaan kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo lagu baahiyay barta Twitterka ayaa lagu sheegay in howlgalkii ay Faransiisku fuliyeen uu fashilmay islamarkaana uu bad qabo laheyste Alax Denes. Al Shabaab…

Faransiika Oo sheegay in Askar Looga Dilay Buula Mareer.

Faransiika Oo sheegay in Askar Looga Dilay Buula Mareer.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dowladad Faransiiska war kasoo saartay dagaal culus oo ay ku lug lahaayeen ciidamada Faransiiska kaasi oo saaka aroortii hore ka dhacay Buula Mareer ee Somaliya. Wasaaradda dagaalka Faransiiska ayaa war ay soo saartay ku xaqiijisay in ciidanka gaarka ah ee Faransiiska jab xoogan kasoo gaaray dagaalkii Xalay. Faransiisku waxay sheegeen…

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay Oo Maanta Ruxay Muqdisho.

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay Oo Maanta Ruxay Muqdisho.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qaraxyo khasaara dhaliyay ayaa maanta ka dhacay qeybo badan oo katirsan magaalada Muqdisho xilli dowlada Federaalka ay dhawaan sheegtay in ay sugeyso ammaanka caasimadda. Xildhibaan katirsan baarlamanka ayaa maanta ka bad baaday isku day ladoonayay in lagu khaarijiyo,qarax weyn ayaa lala helay gaari uu la socday Xildhibaan Cabdullaahi Xasan xilli…

Askar Faransiis ah oo lagu dilay Dagaal ka dhacay Buulamareer Sh.Hoose.

Askar Faransiis ah oo lagu dilay Dagaal ka dhacay Buulamareer Sh.Hoose.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dagaal culus ayaa xalay gobolka shabeelaha hoose ku dhaxmaray ciidamo Faransiis caddaan ah iyo xoogag taabacsan Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya. Saraakiil katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa sheegay in diyaarado dagaal oo Faransiisku leeyihin ay xalay saqdii dhexe ciidan ku daadiyeen gudaha Buulamareer waxayna weerar ku qaadeen guri ay deganyihiin…

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay Oo Mandheera ka dhacay.

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay Oo Mandheera ka dhacay.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xoogag hubeysan ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhigga Booliska magaalada Mandheera oo katirsan dhulka Soomaalida ee Kenya gumeysato. Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay sedax kalane dhaacyo ayaa gaaray kadib markii laba qarax lala helay saldhigga booliska iyo xarunta hay’adda WFP ee magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidanka…

Axmed Daaci “Muqdisho Isbaarooyinaa daadsan,Xafiisyada Dowladda xataa waa yaalaan”.

Axmed Daaci “Muqdisho Isbaarooyinaa daadsan,Xafiisyada Dowladda xataa waa yaalaan”.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulka dowlada Federaalka ee gobolka banaadir ayaa shaaciyay in isbaarooyinka Muqdisho ay sii xoogeysteen kadib markii ay saraakiisha dowladaasi sheegeen in isbaarooyinkii la qaaday. Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow Axmed Daaci waa guddoomiyaha degmada Wadajir wuxuuna qiray in intabadan degmooyinka xamar ay yaalaan isbaarooyin dadka lacago looga qaado. “Magaalada…

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Rabshado ka dhacay magaalada Seylac.

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Rabshado ka dhacay magaalada Seylac.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Rabshado dhimasho iyo dhaawac dhaliyay ayaa maanta ka dhacay degmada Seylac ee gobolka Awdal oo kamid ah gobolada Somaliland maamusho. Wararka ka imaanaya Seylac ayaa sheegay in boqolaal katirsan ciidanka Somaliland ay saaka gudaha ugaleen magaalada kadibna waxay bilaabeen in ay xoog ku galaan guryo lagu tuhunsanyahay in ay ku…

Dhageyso:Faroole oo watiga Kororsaday iyo Mucaaradka oo doorashooyin qabanaya.

Dhageyso:Faroole oo watiga Kororsaday iyo Mucaaradka oo doorashooyin qabanaya.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Raxman Faroole ayaa ku dhawaaqay in sanad hor leh loogu daray waqtiga madaxtinimada maamulkaasi. Faroole oo xalay xaflad ku qabsaday Boosaaso ayaa sheegay in maamulkiisu uu sanadka soo socda qaban qaabi doono doorashooyin islamarkaana uu furay hanaanka axzaabta badan. Faroole oo umuuqday in uu sabar siinayo…

Ciidamo Dowladda Federaalka taabacsan oo Kufsi iyo dhac ka geystay Sh.Hoose.

Ciidamo Dowladda Federaalka taabacsan oo Kufsi iyo dhac ka geystay Sh.Hoose.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Faah faahiino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ay ciidamo katirsan dowladad Federalka maanta ku qaadeen gaadiid dad shacab ah la socdeen Maanta duhurkii ayay ciidan hubeysan wadada ugaleen gaari kasoo anba baxay magaalada Marka kunasii jeeday magaalada Muqdisho. Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidanka oo hubeysan ayaa amar ku…

Dhageyso:Wasiirada Faroole oo Tuutaha Dagaalka soo gashaday iyo Waqtiga maamulka Puntland oo Berri ku Eg.

Dhageyso:Wasiirada Faroole oo Tuutaha Dagaalka soo gashaday iyo Waqtiga maamulka Puntland oo Berri ku Eg.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maamulka Puntland ayaa soo saaray digniin culus oo ku wajahan kooxaha mucaaradka ah ee diidan in uu xilka sii hayo Cabdi Raxmaan Faroole. Wasiirka ammaanka Puntland Khaliif Ciise Mudan oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Boosaaso ayaa ku dhawaaqay in talaab adag laga qaadi doono kooxo uu ugu yeeray Argagaxiso.…

Page 1 of 11123Next ›Last »