Home » Wararka
Tuug si cajiib ah uga xaday Hooyo canugeeda oo Laba Bil Jira
Dhacdo aad uga yaabisay dadka ku dhaqan dalka Hindiya ayaa ka dhacday dhawaan, xarun tareenada laga raaco oo ku taala magaalada Mumbai, ee dalkaas, taas oo la xidhiidhay tuugo xaday ilme laba bilood oo kaliya jira, kaas oo hooyadii oo aad u daalanayd iyadoo laabta ku haysa oo daalan gama?day.
Sida ay qabatay mid ka mid ah kamaradaha gaadhka ee tareenkaasi hooyadan oo lagu magacaabo, Barafin Sheikh...
Fanaanada Madonna Oo La Sheegay Inay Xaraashayso Dharkeeda Si Lacagta Ka Soo Baxda Ay Ugu Caawiso Laanqayrta Cas
Fanaanada Maraykanka ah ee Madonna ayaa shaaca ka qaaday in ay xaraashayso, kumayaal dharkeeda qaaliga ah, kuwaas oo la filayo in malaayiin dollar ka soo bixi doonto, lacagtaas oo ay tilmaantay in dhamaanteed ay ugu deeqayso ururka Laanqayrta cas ee dunida, si dhibaatooyinka aadaminimo wax loogaga qabto.
Fanaanada Madonna oo ka hadashay talaabadan ayaa sheegtay in shakhsi ahaan ay tahay, qof naxariis...
Obama: Ma Noqon Doono Wiilkii Dhalinyarada Hanti-wadaaga Muslimka Ahaa
Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa hadalo xiisad iyo doodo badan ka dhex abuuray dalkaas, ku hadaaqay, casho sharafeeda sanad laha ah ee Madaxweynayaasha Maraykanku u sameeyaan, suxufiyiinta iyo dadka caanka ka ah dalkaas, gaar ahaan xidigaha shirkada Aflaamta ee dalkaas Hollywood.
Cashadan oo loo yaqaano Cashada Madadaalada Ama Casho Fukaahi, waa mid inta badan madaxweynuhu kula kaftamo...
Ciyaarta Legdinta Haweenka Senegal: Oo Noqotay Tartamada Loogu Jecel Yahay Kana Horreeya Kubada Cagta
Dalka Senegal oo ka mid ah waddamada galbeedka qaarada Afrika ku yaala, waxa lagu tilmaamaa inuu ka mid yahay, dalalka dunida ugu dhaqanka adag, waxaana shacbiga dalkaasi yihiin, kuwo si adag ugu dhegan, caadooyinka iyo dhaqamadii soo jireenka ahaa ee ay hore u lahaan jireen qarniyaal tiro badan ka hor.
Sida warbixin Idaacada BBC-da Laanteeda Dibadaha la hadashaa ka diyaarisay dalkaas lagu oo bandhigay,...
Haweeney 80 Jir ah oo Maalintii 10aad Cuntada ka Sooman (Sabab)
Haweenay waayeel ah oo 80 jir da’deedu tahay ayaa cuntada ka sooman maalintii 10aad, kadib markii ay ka dayrisay bisil ay bishii qaadanaysay oo ay sheegtay inuu aad ugu yar yahay inay nololmaalmeedkeeda ku maarayso.
Fatoom Jazouli waxay bishii qaadanaysay 176 lacagta Dirhamka Marooco ah oo u dhiganta $20 dollar, waxaanay ka mid tahay dad badan oo waayeel ah ka mudaharaadsan lacagta bisilka la...
Garoon Diyaaradeed oo Ingiriiska ku Yaal oo Shinni u Tababaray Urinta iyo Baadhista Walxaha Qarxa
Garoonka diyaaradaha Heathrow ee dala Ingiriiska ayaa shinni tiro badan u tababaray baadhitsta iyo uurinta walxaha qarxa ee madaarka lagala soo degi karo si ay uga hortagaan qaraxyo laga geysto dalkooda.
Masuuliyiinta madaarka ayaa sheegay in tababarka shinnidu uu ka fududyahay, kana jaban yahay ka Eyda, kaasoo loo tababaray inay dareemaan waxlaha qarxa iyo kiimikada laga sameeyo qaraxyada.
Shirkad ...
DHAGEYSO:- Golaha wasiirada oo maanta kulan culus yeeshay
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii ay yeesheen uga hadleen xaaladda nololeed ee qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Yemen, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Kulankan ayaa sidoo kale, looga hadlay qodbo ay ka mid ahaayeen, magacaabis Garyaqaanka Guud, iyo sidoo kale warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Sawiro:- Madaxweynaha Soomaaliya si aad ah loogu soo dhaweeyay Garoowe
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalad Garoowe, waxaana halkaas uu kulamo kula yeeshay madaxda maamulka Puntland.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa si aad ah loo soo dhaweeyay, waxaana uu la kulmay Madaxweyne Faroole iyo mas’uuliyiin kale oo reer Puntland ah.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda Puntland ay tahayhooyadii dowladda Federaalka, wxaana dhanka kale...
Ra’iisul Wasaaraha oo dhiirigaliyay tabobarada ciidanka ee wadanka guddihiisa
Muqdisho, April 28, 2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta tilaabo dhiiragelin ah u sameeyey askarta cusub ee ciidanka xoogga dalka ee ku jira xerada tababarka Jasiira, kuwaasoo ay tiradoodu gaareyso kun askari.
Agaasimaha Arrimaha Bulshada ee xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Cali Cabdi Wardheere (Cali-yare), ayaa saaka gaarsiiyay caddad...
AKHRISO:- Arrimo Xiiso Badan oo ku Saabsan Dabeecadaha Hoggaamiyaha Woqooyiga Kuuriya
inyonya Mr. Kim Jong-un oo ah wiilka ugu yar inamadii uu ka tegay hoggaamiyihii kaligii taliyaha ahaa ee waqooyiga Kuuriya Kim Jong-il ayaa warbaahintu muddooyinkii u dambeeyey ku daba jirtay inay siday u oggaan lahayd dabacadihiisa, kadib markii uu la wareegay xukunkii aabbihii ka dhintay, kana yaabiyey dawladdo u luqin diileeya dalalka kale ee caalamka.
Arrimo 10 ah oo wiilkan aadka u yar ee muddada...