Congratulations! You have successfully installed your theme. However, it may look incomplete at this moment. Do NOT panic as you simply need to configure your Theme Options. Please go through the Theme Options completely and select an option for each setting. After that, you're site will be ready for the world!

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DAAWO VIDEO Qarixiii Maanta Kadhacay Baar Village

Muqdisho – Faah-faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta kadhacay Baarka The Village ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdi Maxamuud Dhabaneey ayaa ka hadlay qaraxa, isagoona sheegay inay wadaan baaritaano islamarkaana ay ku daba joogaan nin seddaxaad oo uu sheegay inuu baxsaday.

Halkaan hoose ka daawo war bixin muuqaal ah oo TV-ga Universal ay ka diyaariyeen qarixii fashilmay ee maanta kadhacay baarka The Village degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

One Response to DAAWO VIDEO Qarixiii Maanta Kadhacay Baar Village

  1. Wlm Reply

    November 29, 2012 at 02:38

    Kan Shabaab uma eka mana ahan waa un dabadhilif ayaga ka mid ahaa ee raaabn inay shacabka Muslimka Somaliyeed siraan. Wax rumaystay maba jiraan. Al-shabab waa dad diintooda Islamka ku toosan lagama yaabo inay gaalo noqdaan. Bakistani ayeey dhahaayaan waa wax lagu qoslo, waxay raaabn inay gaalada ay walaalaha yihiin inay lacag ugu qaataan markay ku fashilmeen waxii loo soo kiraystay ee murtadnimada ah. Al-shabab way sheegeen inuu ninkaan usan aheen Mujahid. hadii uu shabaab yahay cadeen aaway?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>