Xogsheeg Media Network

Xaflad Lagu Xerayay Sanad Dugsiyeedka 2012-2013 oo uu Ka Qeyb Galay Musharaxa Cusmaan Maxamed Cali (Socdaal) Ayaa lagu Qabtay Godinlabe.
Xaflad si heer saraha loo asoo agaasiamay oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta lagu qabtay deeganka Godinlabe ee gobalka Mudug.

Xafladda oo aheyd mid lagu soo xerayay sanad dugsiyeed 2012-2013, ayaa waxaa  goob joog ka ahaa dhamaan ardayda iyo macalimiinta wax ka dhigta Schoolada ku yaalla deegankaasi.

Ardeydii dhameysatay waxbarashada ayaa waxaa la gudoon siiyay abaal marino kala duwan iyagoo ardeyda ka muuqatay farxad aad u ballaaran

Canug Saddex Maalmood Jiray oo Lagu Kala iibsaday Facebook!!
Wiil yar oo saddex maalmood oo keliya ifka joogay, ayaa markii ugu horreysay lagu kala iibsaday mareegta internetka ee Facebook, kaas oo la kala siistay adduun gaadhaya ?9,660 lacagta Ingiriiska ah, kadib markii laga xaday awoowgii aabbo oo isaguna u sheegay hooyadeed oo cusbitaalka ku umushay in wiilkeedii yaraa dhintay.

Ciidammada bilayska degaanka Punjab ee dalka Hindiya, ayaa sheegay in nin lagu magacaabo Firoz oo ilmahan yar ku dalbaday lacag dhan Rs 45,000 Rubbiga Hindiya ah, isla markaana ka baayacday mid ka mid ah kalkaaliyeyaasha cisbitaalka wiilka yari ku dhashay.

Ilmahan yar waxa aakhirkii uu iibsaday ganacsade fadhigiisu yahay magaalada Delhi, kaasoo ku iibsaday lacag dhan Rs 800,000 Rubbi oo u dhiganta ?9,660 lacagta Ingiriiska, waxaannu heshiiska lagu kala iibsaday ka dhacay barta Facebook ee dadku ku kulmaan.

Sida warbaahinta maxalliga ah ee dalka Hindiya tebiyeen, hooyada dhashay wiilka yar oo la yidhaa Noora ayaa ku umushay cusbitaal ku yaal magaalada Ludhiana April 10, 2013, kadibna cusbitaalka ka xadday kalkaaliso caafimad oo lagu magacaabo Sunita iyo nin magaciisa lagu sheegay Gurpreet Singh oo shaqaalaha cusbitaalka ka mid ah, iyagoo ku dooday in ilmaha yar meyd yahay, sidaasna dibadda ugula baxeen si ay u iibsadaan.

Isla 12 April 2013 ayaa dad aanay garanayn guriga u yimaaddeen Noora, kadibna waxay siiyeen aabbaheed Firoz lacag dhan Rs 45,000 Rubbiga Hindiya ah, kadib Noora oo ay saygeeda hore u kala tageen ayaa ka shakiday sida dhaqsaha ah ee aabbaheed u taajiray, dabadeedna si degdeg ah ayey ciidammada booliska ugu wargelisay arrintaas.

Mr. Firoz oo muddo lagu daba jiray, baadhitaannana lagu sameeyey ayaa waxa caddaatay inuu ka dambeeyey iibka ilmaha yar.

Ciidammada ammaanka ee Hindiya, ayaa gacanta ku wada dhigay dhammaan dadkii ku lug lahaa iibka ilmaha yar, waxaanay ogaadeen in aabbaha hooyada ilmahan yar dhashay uu doonayey inuu lacaga lagu iibiyo ilmaheeda ugu guuriyo nin kale, kadib markii ay ninkeedii hore kala tageen.

?Wuxuu doonayey inuu ilmaha meesha ka saaro si uu guur ugu heli inantiisa ay kala tageen aabbaha wiilkan yar ee sida axmaqnimada ah loo kala iibsaday.? Sidaa waxa yidhi Mr. Ishwar Sign oo Taliyaha Bilayska magaalada Ludhiana oo u warramay Telefishanka NDT.

Xogsheeg.com

Muqdisho, Soomaaliya.

Al-shabaab oo khilaafkii ugu xooganaa ka dhex taagan
Khilaaf kii ugu darnaa ayaa markaan waxa uu ka dhex taagan yahay Ajaaniibta Al-shabaab iyo kuwa Soomaalida ah, ka dib markii shalay gacanta ay iskula tageen.

Deegaan ku yaala gobalka Bay waxaa ku dagaalamay ciidamo ay kala hogaaminaayeen Abuu Mansuur Al-amriki iyo Sheekh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur.

Al-shabaabka Soomaalida ah waxay rabaan inay dilaan Amriiki oo maalmo kahor soo bandhigay muuqaal dhaawacyo soo gaaray xilli uu sheegay in la dili rabo.

Xiisadda ayaa intaasi kasii dartay kadib markii xalay hadana dagaal kale uu dhacay, waxaana ilaa iyo hadda ay yihiin Al-shababa kuwo qudhooda kala shakisan.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii Al-shabaab laga saaray meelo badan oo dalka ah, waxaa soo kordhaayay kala shakiga ay qabaan saraakiisha Al-shabaab.

Xogsheeg.com

Muqdisho, Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo kusii jeeda Magaalada Garoowe.
Maanta waxaa magaalada Garoowe kusii jeeda madaxweyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo, kuwaa oo kulamo lasoo qaadan doona madaxda maamulka Puntland.

Diyaar garowgii ugu dambeeyay ayaa ka soconaaya magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal, waxaana heegan ku jira dhamaan ciidamada maamulka Puntland.

Madaxweynaha ayaa halkaasi ku sugnaan doona ilaa maalinta beri ah, waxaana uu kala hadli doonaa madaxda Puntland arimo ku saabsan shirka ka furmi doona magaalada London iyo qorsheyaal kale.

Wixii safarka madaxweynah kusoo kordha kala soco wararkeena kale Insha Allah.

Xogsheeg.com

Muqdisho, Soomaaliya.

Raali gelin:- Shabakada Warbaahinta Xogsheeg oo dib u howlbilawday
Dhamaan waxaan raali gelin buuxda halkaan usoo marinyenaa shacabka ku xiran Shabakadda Xogsheeg oo mudooyinkaan dambe dib u habeen casri ah lagu waday.

Shabakada ayaa wixii ka dambeeya maalinta berri ah haddii uu rabbi raali ka noqdo waxay si toos ah u bilaabeysaa howlaheeda Shaqo Insha Allah, waxaadna uga bogan doontaan, wararka, Arimaha Bulshada, Ciyaaraha iyo waxyaabo kale oo aad badan.

Hadaba Wixi aragti ah waxaad ka dhiiban Kartaa Comment, mar kale waxana idiin leenahay soo dhawaada.

Maamulka Shabakada Xogsheeg.

Sudan oo marti galisay kulan Axzaaabeedka Qaarada Africa
“Khartoum” Urur mideynaya dhamaan Axzaabta wadamada qaarada Afrika kaasoo ay kasoo qayb galeen xisbiyo matalaya dhamaan wadamada Afrika oo wadan walbana ay uga socdeen  Xisbi ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan.

Waxa Shirkan Soomaaliya uga qayb galay  Xisbiga Nabadda iyo Horumarinta ee PDP ee talada dalkaa hayaaa

Xisbiga   ayaa Horkacayeen Madax sar sare , Xamse Cabdi Aar oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Nabadda iyo Horumarinta ee PDP, Yuusuf Jimcaale oo isagana u Qaabilsan Xisbiga PDP arimaha Gudaha,  C/qaadir Xaashi oo isagana ah Madaxa PDP laanta Dalka Sudan.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Dowladda Sudan gaar ahaan Xisbiga talada haya  ee Sudan ee المؤتمر الوطني ayaa waxa ujeedkiisu yahay in loo sameeyo hal urur oo mideeya dhamaan Axsaabta Siyaasadda ee Africa

Waa markii ugu Horaysay ee kulan sidan oo kale ah lagu sameeyo wadanka sudan kaa oo u madaxweyne ka yahay mucamal albashiir

Fardowsa Ahmed Weheliye

Khartoum Sudan

Raali gelin:- Shabakada Warbaahinta Xogsheeg oo dib u howlbilawday
Dhamaan waxaan raali gelin buuxda halkaan usoo marinyenaa shacabka ku xiran Shabakadda Xogsheeg oo mudooyinkaan dambe dib u habeen casri ah lagu waday.

Shabakada ayaa wixii ka dambeeya maalinta berri ah haddii uu rabbi raali ka noqdo waxay si toos ah u bilaabeysaa howlaheeda Shaqo Insha Allah, waxaadna uga bogan doontaan, wararka, Arimaha Bulshada, Ciyaaraha iyo waxyaabo kale oo aad badan.

Hadaba Wixi aragti ah waxaad ka dhiiban Kartaa Comment, mar kale waxana idiin leenahay soo dhawaada.

Maamulka Shabakada Xogsheeg.

Al Shabaab: Faransiiska Weli Waan ka Heynaa Maxbuuskii waana Bad-qabaa.
ْْْXarakada Al Shabaab ayaa war kasoo saartay howlgal qorsheysnaa oo ay ciidanka Faransiiska xalay ku qaadeen magaalo dhacda Konfurta Somaaliya.

Bayaan kasoo baxay Xarakada Al Shabaab oo lagu baahiyay barta Twitterka ayaa lagu sheegay in howlgalkii ay Faransiisku fuliyeen uu fashilmay islamarkaana uu bad qabo laheyste Alax Denes.

Al Shabaab waxay sheegtay in howlgalku uu ahaa mid lasoo qorsheeyay islamarkaana guriga ay weerareen ciidanka diyaaradaha ku yimid uusan ku sugneyn Maxbuus.

Waxay sheegtay in laba maalmood gudahood ay go’aan uga gaari doonto mustaqbalka lahaystaha.

Hoos ka Akhri Bayaanka Xarakada Al Shabaab.

Another Botched French Rescue Operation

Bula-Marer (12/01/2013) – At around 0200 hours Saturday morning five French helicopters attacked a location in the town of Bula-Marer, around 30 km South of Marka in the Islamic Administration of Lower Shabeelle, in a botched rescue attempt aimed at releasing the French hostage Dennis Allex.

In a battle that lasted for about 45 minutes, the Mujahideen have, with the blessing of Allah alone, successfully foiled the attack and, after a fierce firefight, managed to repel the French forces that took part in the operation that was inevitably doomed to fail.

The helicopters attacked a house in Bula-Marer upon the assumption that Dennis Allex was being held at that location, but owing to a fatal intelligence blunder, the rescue mission turned disastrously wrong. Several French soldiers were killed in the battle and many more were injured before they fled from the scene of battle, leaving behind some military paraphernalia and even one of their comrades on the ground. The injured French soldier is now in the custody of the Mujahideen and Allex still remains safe and far from the location of the battle.

Despite the numerous warnings by the Mujahideen leaders, most recently Sheikh Mus’ab Abdul Wadud, that any attempt to forcibly rescue French hostages would result in disaster, yet Francois Hollande’s government heedlessly continues to plough on with the reckless policies of its predecessor.

The series of failed rescue attempts carried out by the French forces not only epitomise the French government’s distinct imprudence when it comes to dealing with hostages, but also clearly highlights its recurrent policy of continued disregard for the lives of its citizens. And instead of rescuing them, such ill-advised operations only further imperil the lives of the hostages. And in the end, it will be the French citizens who will inevitably taste the bitter consequences of their government’s devil-may-care attitude towards hostages.

As a response to this botched rescue operation by the French forces, Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen assures the French people that it will give its final verdict regarding the fate of Dennis Allex within two days.

Press Office

Harakat Al-Shabaab Al-Mujahideen

Faransiika Oo sheegay in Askar Looga Dilay Buula Mareer.
Dowladad Faransiiska war kasoo saartay dagaal culus oo ay ku lug lahaayeen ciidamada Faransiiska kaasi oo saaka aroortii hore ka dhacay Buula Mareer ee Somaliya.

Wasaaradda dagaalka Faransiiska ayaa war ay soo saartay ku xaqiijisay in ciidanka gaarka ah ee Faransiiska jab xoogan kasoo gaaray dagaalkii Xalay.

Faransiisku waxay sheegeen in ujeedka weerarku uu ahaa soo furashada Maxbuus faransiis ah oo muddo sedax sana ah ku jira gacanta xarakada Al Shabaab.

“Howlgal ay ciidanka Faransiiska ka fuliyeen Somaaliya waxaan ku weynay laba Askari waana ku fashilanay in aan soo furano Maxbuuskii horay nooga xirnaa”ayaa lagu yiri war kasoo baxay Faransiiska.

Howlgalkii ka dhacay Buula Mareer ayaa ahaa mid aad u xoogan oo khal khal geliyay shacabka magaaladaasi waxaana magaalada lagu arkayay diyuurado joog hoose ku duulaya.

Qaraxyo Khasaara Dhaliyay Oo Maanta Ruxay Muqdisho.
Qaraxyo khasaara dhaliyay ayaa maanta ka dhacay qeybo badan oo katirsan magaalada Muqdisho xilli dowlada Federaalka ay dhawaan sheegtay in ay sugeyso ammaanka caasimadda.

Xildhibaan katirsan baarlamanka ayaa maanta ka bad baaday isku day ladoonayay in lagu khaarijiyo,qarax weyn ayaa lala helay gaari uu la socday Xildhibaan Cabdullaahi Xasan xilli uu marayay meel ku dhaw isgoyska Zope.

Qarax kale ayaa lala eegtay gaari ay wateen saraakiil kamid ah hay’adaha Turkiga ee ka howlgala magaalada Muqdisho,goob joogayaal ayaa sheegay in isgoyska KM4 ay miino kula kacday gaari nuuca saraakiisha daabula ah.

Dhinaca kale laba qarax ayaa maanta ka dhacay Wadada Warshadaha gaar ahaan afaafka hore ee Jaalle Siyaad iyo xaafadda Suuqa Xoolaha.

Col.Bariise oo ah Afhayeenka Booliska Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawac ay ka dhasheen qaraxyadii maanta