Madaxweyne Kuxigeenka Dawlada Kenya oo Sheegay Innabad gelyada Kenya ay ku xiran tahay Dib u Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed

July 17, 2013 11:51 am84 commentsViews: 420

Madaxweyne Kuxigeenka Dawlada Kenya William Rutto  ayaa sheegay inay nabad gelyadooda ku xiran tahay dib u celinta Qaxootiga Soomaaliyeed.

William Rutto ayaa sheegay inay Nabad gelyada Dalka Kenya ayaa waxa uu sheegay inay ku dadaalayaan sidii dib loo celin lahaa qaxootiga Soomaaliyeed ee kusugan gudaha  Dalka Kenya.

Madaxweyne Kuxigeenka Kenya ayaa si cod dheer ah ku sheegay inay nabad gelyo xumada Dalkooda ay ka dambeyso Qaxootiga halkaasi kusugan ee kasoo jeeda Soomaaliya ayna kusoo hagaagi karto nabad gelyada kaliya in dib loo celiyo qaxootiga Soomaaliyeed eee ku sugan Dalka Kenya.

 

Leave a Reply


Trackbacks